Gabay ku digasho ah. Gandaal wuxuu ku billaabay: Daahiyow naxwaha dooraniyo, dararta maankayga Inaan tiriyo deelley haddaad, iga durraamayso Jul 11, 2025 · Ku soo dhawoow abwaanka gabay digasho ah. Dabadeed isna waxaa lasoo saftay rag kale oo kuwa aan magacyadooda kor ku xusnay ay ka mid yihiin. Inaad deysid beel dagan adoon dani ku seetaynin Dabcigeedba yaa kugu yiqiin digasho mooyaane? Hadday debecdo waw hiilisaa doqon walaalkeede Diiftiyo ushay garan intaa dayada haysaane Dunna hadaanad ii tarin maxaad iigu dana sheegan? Duunyada fardood maalintaad deleb ku qaadaysey sidii duul Amxaara ah markaad nagu dabraynaysey 2 days ago · Abwaan ka tirsan Ciidanka Duufaan oo gabay cajiib ah Barxadda ku soo bandhigay Dalmar Media 10. Muddo dabadeed ayaa Ingiriis iyo col uu wato Caligari Feb 22, 2026 · Mu'assasatu Timacade -مؤسسة تمعدي Feb 22 Sheeko Cajiib ah oo ku saabsan barashada Quraanka Cabdicasiis Yuusuf Cabdilaahi oo Ka mid ah ardaydaMu'assasada Timacade Sheeko Cajiib ah oo ku saabsan barashada Quraanka Cabdicasiis Yuusuf Cabdilaahi oo Ka mid ah ardaydaMu'assasada Timacade Samiiro Fareey and 1. Wuxuu yidhi Banfis haddii "Laanta" la aqoonsado ayunbaan jawaabi doonaa haddii kalese afdhabaandhaw iyo aamus ayaan laasimi. 5 AffeefBuuggani waa Xusuusqorkayga gaarka ah. Wuxuu ku faanay laandheeronimo, hub casri ah iyo degaan ballaadhan oo haddii dhinac colaadi ka dhacdo dhinacyo kale oo uu u ciirsado leh. 1K subscribers Subscribe. Waxaa haddaba fidnadaa gabayo ka tiriyey laba nin oo gabay loo qiray. Wargeysyo kala duwan sida Ayaamaha, iyo kuwo kale oo lagu daabaco meelo iyo dalal kala duwan oo ka soo bixi jiray magaalada Muqdisho xilliyo kala duwan. Sidaas ayaydhacdooyinkii gabayadu ku noqdeen buuggan yar. Wuxuuna Sayidku yiri: Xay guduudan la moodyow, Xamar weeye korkiisu Waa xiddaayad sideedee, ma xariir cusub baa? Afku waa xolxolkaasoo, ilka loo xanafeeyuu Xakamaa la dhacaayee, ma xandaad bir Ka soo doogney diif iyo cadhiyo digasho reeroode Dugsi caydh ah dhawrkii sanee lagu dabayl rooray Diiftii Ilaah nooga ray dakharadeediiye Waxa Duumadii noo beddelay doogsin caano lehe Dabayl Caafimaad iyo Xorriyad loo durbaan tumaye Waakaa dadkii soo hormaday doobadka ahaaye Danabbaa u kacay guushu waa lagama daalaane Banfis intaa wuu garan waayey, wuxuu soo dhoofiyey dhawr gabay. 1974kii. Banfis intaa wuu garan waayey, wuxuu soo dhoofiyey dhawr gabay. 8. Waxaa gabayga Calidhuux halkudheggiisu ahaa: Waa lagu digtaa duul hadduu kuu darraab jiraye Bal dayooy wadaakii waa kaa sii dabayshadaye. 3K others 1. Gabay kasta marka aandhammeeyo ayaan qori jiray dhacdada gabaygaasi ku soo baxay. dhageysi wacan Gabayada digashada ah maaha kuwo ku cusub abwaanada Soomaaliyeed, waxa ka mid ahaa gabayada digashada ahaa gabay uu hore u tiriyay Sayid Maxamed Cabdalla Xassan, kadib markii daraawiishtu ay dileen gaalkii la oran jiray Koofil. 3K 74 Last viewed on: Mar 7, 2026 Aug 30, 2016 · Waxaa ku daabacan qiyaastii ilaa 8 gabay oo ka mid ah maansooyinkii Abshir Bacadle. Waxaa kolka u jawaabay rag door ah oo iyagoon is ogayn midba saacaduu maqlay gabayadiisa jawaab degdeg ah ka bixiyey. Weerar ayaa ku horreeyey oo mariyey gabay digniin, faan iyo goodi wada socda ah. Ka soo doogney diif iyo cadhiyo digasho reeroode Dugsi caydh ah dhawrkii sanee lagu dabayl rooray Diiftii Ilaah nooga ray dakharadeediiye Waxa Duumadii noo beddelay doogsin caano lehe Dabayl Caafimaad iyo Xorriyad loo durbaan tumaye Waakaa dadkii soo hormaday doobadka ahaaye Danabbaa u kacay guushu waa lagama daalaane Ku luuqaynta gabaygu, gaar ahaan kolkii ay sida ta Dhoodaan u hufan tahay, waxay leedahay qiime iyo muhiimmad gaar ah maxaa yeelay marar badan ayaa waxaa la arkaa nin gabay fiican oo haddii gabaygiisa la qorro murti laga dhadhansan karro. May 9, 2014 · Inkastoo wax si toos ah noogu mariyana aannan helin, kutiri-kuteen waxaan ku maqalnay in Calidhuux gabay digasho ah u mariyey Daraawiish markay jabtay. Waa Weerar Bulxan iyo Cali Oday. hjxnn oprg eyqig zcrxv gxfrgr tkeswgvrj loqmuy htzu omwiw bctf